Dadka lagu laayey Khartuum oo Boqol gaaray & Meydad laga soo saaray webiga Nile

Tacshiirad ayaa weli maanta laga maqlayey magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Sudan ayada oo xiisad ay halkaas ka kacsan kadib laba maalmood oo ciidamada ammaanka ay dileen 60 qof oo ka mid ah dibad-baxayaasha. Meydadka illaa afartameeyo qof ayaa laga soo saaray webiga Nile ee djexmara magaaladaas kuwaasoo tirada dadka ay laayeen ciidamada milateriga ka … Continue reading Dadka lagu laayey Khartuum oo Boqol gaaray & Meydad laga soo saaray webiga Nile